Wasiir ka farxiyey gabar Murugo heysato oo baraha bulshada lagu baahiyey (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Somalia Mudane Xil. Maxamed Barre Maxamuud oo dalka dibaddiisa safar shaqo ugu maqan ayaa ka jawaabay  baaqa Iglan Cabdullaahi Maxamed oo ah gabar Soomaaliyeed oo shaqo doona ah taasoo sheekadeeda iyo midda qowskeeda dareen taabadka lahayd lagu faafiyay baraha Bulshada. Wasiirka ayaa amray waaxda shaqada iyo shaqaalaha ee Wasaaradda dhallinyarada … Continue reading Wasiir ka farxiyey gabar Murugo heysato oo baraha bulshada lagu baahiyey (Sawirro)